Ku soo dhowaada SolaGroups
Ka baro shabakada SolaGroups noocyada kala duwan ee Kumbuyuutarada,kuwaasoo u kala baxa bilow ilaa iyo dhamaad.
Waxaad ku baran doontaan casharada kala duwan ee cilmiga Kumbuyuutarka.hadii aad baratid cilmigan waxaa hubaal ah in aad
Heli doontid mustaqbalka, shaqooyinka ugu wanaagsan ee cilmiyada Kumbuyuutaraadka.
Shabakada SolaGroups waxaa ku jira casharo kala duwan, sida casharada qoraalka, fiidiyoow iyo download. oo aad ka heli kartaan.
Casharada ugu danbeeya isla markaana aad ka heli kartaan softweerada loo isticmaalo barashada cilmiga Kumbuyuutarka.
Sida aad la socotaan wax walba oo SolaGroups ku jira waa bilaash, xitaa waxaan ka joojinay google ads ama xayeysiinta shabakooyinka
La geliyo, si aan ardeyda wax baraneysa u lumin feejignaanta.
Hadaba waa maxay sababata SolaGroups ay u sameysay shabakadan afka hooyo - waxaa jirta maah maah soomaaliyeed oo la yiraahdo. (Waari meyside war ha kaa haro)
Taasoo macnaheeda uu yahay - weligaa bar wixii lagu soo barey.adigoo og wanaaga waxbarashada.
Taasoo macnaheeda uu yahay - weligaa bar wixii lagu soo barey.adigoo og wanaaga waxbarashada.
Mar walba waxaan diyaar u nahay in aan gacan idinka siino wixii cusub ee ku soo biira cilmigan muhiimka ah.
Aad ayaan idinku mahad celinayaa - abaalka keliya ah ee aan idinka doonayo waa in aad wax ka barataan SolaGroups.
Aad ayaan idinku mahad celinayaa - abaalka keliya ah ee aan idinka doonayo waa in aad wax ka barataan SolaGroups.



